(Sawirro) Ku dhowaad 80 qof oo ku dhintay Isbuurasho ka dhacday Magaalada Sanca

Ugu yaraan 78 qof ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday caasimadda Yemen ee Sanca ka dib markii iyadoo boqolaal qof isugu soo baxeen iskuul si ay u helaan $9 oo gargaar ah qof kasta, sida ay sheegtay warbaahinta rasmiga ah ee dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta iyo goob joogayaal. TV-ga Al Masirah oo ah telefiishanka ugu weyn ee … Continue reading (Sawirro) Ku dhowaad 80 qof oo ku dhintay Isbuurasho ka dhacday Magaalada Sanca